Siilaanyo & Muuse Khaayimiin Wadanka Khiyaameeyey, ee Shaca- bku ha dacweeyaa, Kuligood, Sacad, Moorgan & arkhaati Beenalayaa- shii Faysal Dilaal Kulmigood.

Iimaaraadku wuxuu yidhi, Safiir & Qusul midna kuma lihin Somaliland umana
aqoonsanin ee waxaanu u aqoonsanahay Somaliya, Heshiiska Berbera waxa
saxeexay Madaxweynihii & Dawladii Somalita.
Kolkaa Muuse & Sacad & Moorgan waa inay is casilaan, Siilaanyana aan laga
hadhin ee Maxkamad la saaraa.
Bal u fiirsada, waxay Ilaahay & Umada Been Siilaanyo, Moorgan, Sacad Umada
la hor taagnaayeen, mee Heshiiskii wixii looga qarinayey Umada ee Baarlama-
anka kolna nuxur la hor keenayey, kolna Dagaal & Feedha & Dagaal loogu sam-
aynayey, Muxuu Sacad & Moorgan & Maxamuud Xaashi Umada Been ku hurg-
ufeen, Muxuu Siilaanyo & Muuse & Faysal & Saleebaan Gaal Durbaan beena
Umada u garaacayeen,  Subxaanalaa.
Shacabka Somaliland iyagaaba cawaaniin ah intee Been loo sheegayaa, Biyihii
Xumbo Weyne maye, Lacagtii airportyadu meeday, Qaadhaankii Abaartu mee
wadadii Ceerigaabo saw may istaagin, tan maanta oo Ceebtii ugu weyneed ee
ahayd inay Xukuumada Muuse iswada casisho, Siilaanyana laga daba tago isaga & wasiiradiisii oo Maxkamada lawada taago.
Siilaanyo & Muuse Ceebtii Water Gate mid ka xun ayey dhex fadhiyaan, ee hala soo qabto, Sacad Cali Shire Degdeg Umadu haw dacweyso, Moorgan mid
ka xun hala dhigo, Berbera & Xabaashii ay ku rideen ee ay xaqul.qalin siisteen
halaga daba tago, Guriga Siilaanyo, Aamina Weris & Moorgan Dubai ay ku cun-
ayaan Berbera & Xaqeedii halaga soo matajiyo.
Somaliland Beenta & Dulmiga Ilaahay wuu ku rogi, hadaan Siilaanyo & Muuse
Sacad, Moorgan, Maxamuud Xaashi & Habrihii Aamina Weris & Samsam aan
degdeg Maxkamad loo saarin, inta ka horaysa, Sacad & Moorgana hays casilaan.
Beeni Raad ma leh, Ilaahay idin kashif, Siilaanyo & Muuse, Sacad & Moorgan
& Maxamuud xaashi, Maxkamadii Ilaahayna wey idin sugaysaa.
Wabilaahi Tawfiiq.
Asha Jama

home

Related Articles

Leave a Reply

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker