Home » Archives by category » Articles
The Emerging New Cold War in the World will Present a Great Opportunity for the Republic of Somaliland

The Emerging New Cold War in the World will Present a Great Opportunity for the Republic of Somaliland

Introduction/Background   The recent bold foreign policy strides taken by Republic of Somaliland began when President Musa Bihi’s at the beginning of this year traveled to West Africa in a state visit to Guinea (Conakry), and Gambia. That visit triggered multiple international headlines and anger as well among our enemies. Moreover, the recent agreement between […]

In Nabi Muxamed Guursado Caa’isha ? W/Q: Khadar Ibrahim Aar

Comments Off on In Nabi Muxamed Guursado Caa’isha ? W/Q: Khadar Ibrahim Aar
In Nabi Muxamed Guursado Caa’isha   ? W/Q: Khadar Ibrahim Aar

Guurkii Caa’isha Abi-bakar Sadiiq Hooyadii Muuminiinta iyo Nabi Muxamed SCW ,waxa aynu in badan aragnaa iyada oo dad badan oo Dunidan Casrigaa ka tirsani ay wax ka sheegayaan,haday tahay Gaalo iyo Musliminba. Hadaba si aynu taasi wax isaga waydiino ,waxa aynu u baahanahay in aynu su’aalahan iswaydiino: 1.Ma runbaa in Nabigu Guursaday Caa’isha oo ah […]

Continue reading …

MAXAA LAGA FILAN KARAA MAXKAMADA SARE AHNA MAXKAMADA DASTUURIGA AH EE DALKA OO LOO GUDBIYEY CAQABADII SAAMI QAYBSIGA EE DOORASHADA WAKIILADA HORTAAGNAYD IN AY XAL SHARCI KA SOO SAARTO ? !!

Comments Off on MAXAA LAGA FILAN KARAA MAXKAMADA SARE AHNA MAXKAMADA DASTUURIGA AH EE DALKA OO LOO GUDBIYEY CAQABADII SAAMI QAYBSIGA EE DOORASHADA WAKIILADA HORTAAGNAYD IN AY XAL SHARCI KA SOO SAARTO ? !!
MAXAA LAGA FILAN KARAA MAXKAMADA SARE AHNA MAXKAMADA DASTUURIGA AH EE DALKA OO LOO GUDBIYEY CAQABADII SAAMI QAYBSIGA EE DOORASHADA WAKIILADA HORTAAGNAYD IN AY XAL SHARCI KA SOO SAARTO ? !!

Xeer no 20-2/2005 waa Xeerkii doorashadii hore ee Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland lagu gallay sanadkii 2005 , muran badan iyo murug saamiga ah awgeed ayuu Madaxwayne Daahir Rayaale u gudbiyey maxkamada sare ee jamhuuriyada Somaliland oo ah maxkamada dastuuriga ah ee dalka oo awood u leh tafsiirka shuruucda dalka. Maxkamadu waxa ay soo saartay go’aan […]

Continue reading …

Shicibka ha laga qabto Shiikh Cali Mukuli

Comments Off on Shicibka ha laga qabto Shiikh Cali Mukuli
Shicibka ha laga qabto Shiikh Cali Mukuli

Shiikh Cali Mukuli wuxuu bedelay Shiikh Rusheeye, oo Burcoa ayuu sideed cisho dadka ku rushaynayay. Wuxuu meel ku xareeyaa dumar aad u fara badan dabeed quran ma akhriya yo ee microphone buu afka saarayaa uu waxaan hadalo ahayn ka odhanayo sida umumumum  iyo guuxyo kale. Arinka uugu cajaayibka badan ee maalin sideedaadii dhacay wuxuu ahaa […]

Continue reading …

Korodhso Aqoontaada

Comments Off on Korodhso Aqoontaada
Korodhso Aqoontaada

Nabad akhristayaal. Sida aynnu inteenna badani wada naqaanno, xuruufta afka Soomaaligu waxay ka kooban yihiin laba iyo soddon xaraf – waxaynnu u jeednaa inta si rasmi ah la isugu raacsan yahay ee lagu shaqeeyo (functional letters) amaba wax lagu qoro. Laba iyo soddonkaasi xarafna, waxay u sii qaybsamaan saddex qaybood oo kala ah: Kow iyo labaatan shibbane (consonants) Toban shaqal (vowels) oo iyaguna u sii […]

Continue reading …

Hasheena Maandeeq?

Comments Off on Hasheena Maandeeq?
Hasheena Maandeeq?

“Waa maalin muran iyo, makeeki hadhee Waa maalin Ilaahay maansheeyee  Aan maalno hasheenna Maandeeq” Heestan waxaa tiriyey AHN Abwaan Saxardiid Maxammed Jebiye. Heestani waxay soo baxday 26kii June 1960. Waa maalintii maxmiyaddii Ingiriisku ka huleeshay degaannadii Soomaaliyeed ee ay gumaysanaysey. Dadkii dhulkaa degganaa waxay maalintaa laga bilaabo heleen “madaxbannaani buuxda” iyo inay iyagu taladooda gacantooda […]

Continue reading …

Dhalashadii iyo Dhimashadii Laybaraaliyadda Cusub

Comments Off on Dhalashadii iyo Dhimashadii Laybaraaliyadda Cusub
Dhalashadii iyo Dhimashadii Laybaraaliyadda Cusub

Qarnigii 20aad dunida waxa ka dhacay isbeddello siyaasadeed iyo mid dhaqaale, waxa jiray in bulshooyinka dunida ku uummani la daalaadhacayeen dhibaatooyin dhaqaale oo salka ku haya fikrado lagu hirdamayey, fikradahaa oo waxtar iyo waxyeellaba lahaa. Qormadeennan waxa aynu ku eeggi doonnaa mid ka mid ah fikradaha dhaqaale ee wakhti xaaddirkan dunidu aadka u isticmaasho. Fikraddaa […]

Continue reading …

Saif-Alislam Qadaafi: Ma isleedahay wuxuu kusoo noqonayaa xukunka Liibiya?

Comments Off on Saif-Alislam Qadaafi: Ma isleedahay wuxuu kusoo noqonayaa xukunka Liibiya?
Saif-Alislam Qadaafi: Ma isleedahay wuxuu kusoo noqonayaa xukunka Liibiya?

Saif-Alislam Qadaafi: Ma isleedahay wuxuu kusoo noqonayaa xukunka Liibiya? Saif-Alislam Qadaafi waa inanka ugu weyn ee hoggaamiyihii Liibiya ee Colonel Qadaafi oo Dalka xukumey 41 sanno. Saif-Alislam waxaa uu doonayey inuu aabihii bedelo waxaanu la yimidey barnaamij uu u bixiyey “Liibiyada bari” oo sumcada Dalka lagu soo celinayo, waayo Liibiya ma laheyn xidhiidho badan oo […]

Continue reading …

Doorashooyinka is-barkan iyo Baraad li’ida Danyarta

Comments Off on Doorashooyinka is-barkan iyo Baraad li’ida Danyarta
Doorashooyinka is-barkan iyo Baraad li’ida Danyarta

Bishii May Sanaddkan 2020 waxa dil foolxun uu kula kacey sarkaal Bolis cadaan ahi George Floyd oo ahaa muwaadin Maraykan Madow ah, ka dib dilkaa, waxa muran iyo madow badani hadheeyay hannaanka maamul ee madaxweynaha Maraykanka Donald trump, Mudahaaraddo iyo Mashaakil ka dhashey dilka Muwaadinkaas madowga ah ayaa hadheeyay Maraykanka gaar ahaan Minneapolis, New York, […]

Continue reading …

REER AWDAL MA ARKAAN 9 KII SANNO ….NINKII HADHA YEELKADIISA..

Comments Off on REER AWDAL MA ARKAAN 9 KII SANNO ….NINKII HADHA YEELKADIISA..
REER AWDAL MA ARKAAN 9 KII SANNO ….NINKII HADHA YEELKADIISA..

. يَا أَيُّهَا النَّاسُ إِنَّا خَلَقْنَاكُمْ مِنْ ذَكَرٍ وَأُنْثَىٰ وَجَعَلْنَاكُمْ شُعُوبًا وَقَبَائِلَلِتَعَارَفُوا ۚ إِنَّ أَكْرَمَكُمْ عِنْدَ اللَّهِ أَتْقَاكُمْ ۚ إِنَّ اللَّهَ عَلِيمٌ خَبِيرٌ Dadyahaw waxaan idinka abuurnay lab iyo dhadig waxaana idinka dhignay dadyow ama bini’aadam iyo qabiilooyin si aad issu aqoonsataan, midkiinna ugu sharafta badan Allah agtiisa waa midka ugu Alla cabsiga badan, Allah waa […]

Continue reading …
Page 1 of 575123Next ›Last »