BuurMadaw Somaliland oo dhan, Sheekh, Shariif, Dumar & Siyaasiba waa la xidha.

Somaliland Hablihii ayaa lagu xidhay Xamar ayaad ku riyooteen, Dhalinyaradii
ayaa lagu xidhay Muuse ayaad wax ka sheegteen, Culimadii ayaa qaar u xidhan
yihiin Wadanka ayaad waxaad ka sheegteen  sidii Aadan Suni.
Bal Hadaba, Buur-Madaw oo dhiiga Muslinka gacan ka geystey, oo Dagaalkii
Ceel Afweyn Hubka & Saanada & Gubaabada gacan ku lahaa.
Buur-adaw oo Reeraha Somaliland intaa afxumo & Kicin kula dhex jira oo wax-
ba iskama celisaan, oo Faraha ayaa Baruuryo ku sdiataan, & Anga cidi namag-
ana daba hadasho, oo ah carin & Dagaal & Halays dilo.
Buur-Madaw oo ku faana inuu isagu Boqortooyo weligii Kursiga haysanaysa
uu yahay, oo ku faani jirey H/eclo hadaanu nahay khasab ayaanu ku haysanay-
naa oo Siilaanyo wuu ku fadhiyaa,.
Buur-Madaw Umada Naxliga & Xumaanta uu dhex dhigey S/Land ku kala tag-
tey ee uu Jeegaan & Boqortooyo Laba eeraha uu fagarayaasha kaga cabaadi
jire.
Buur-Madaw oo Shacabka S/Land godob & Kala qoqob dhex dhigey aanay
weligood ka bosanayn, oo Imika Jeegaan & Umadii kale loo kala baxay.
Buur-Madaw, xiita Intaa Madaxweynayaasha ayuu caayaa, oo Magacyo u
bixiyaa, Siilaanyo oo ku sheegay qof aan waxba ogeyn oo caqligii ka tegey oo
xaafayad loo xidho, Wasiir uhanad oo uu isagu magacaa bixiyey, & Filinkii uu
ugu magac darey ee dhaqan xumada ahaa, oo uu ula jeedahay Siilaanyo & Re
erkiisa.
Buurmadaw, Maalin dhawayd kelmaduhu lahaa Moorgankii ina Siilaanyo qabay waanu kaxaysanaynaa, ee Muusaw keenso Moorgan, oo uu Dawladni-
madii & Sharaftii S/and nusqaan ku aha, in adaxweynayaashu aanay talin ee
Kuwa Hablaha qabaa ay ka taliyaan,. Madaxtooyada S/Land oo dhaqan ku cusub Madaxtooyada & adaxweynayaasha, Siilaanyo & Muuse oo dhaxal noq-onaysa.
Buur-Madaw Buntland & Cabdi weli Gaas & Moorgan oo Ninkii Hargeysa &
Burco diyaaradaha la dhacay ayuu hool kula soo  casheeyey, kula soo niikiyey
oo uu weliba ciidamadii & Xuduudihii S/and uu ku andacoodey waanu kala
qaadaynaa, oo ciidankayaga waanu soo celinaynaa, ma Madaxweynaa, ma
Wasiirkii Gaashaandhiga.
Sidaas Darteed, Hadii Buur-Madaw Sharciga & garsoorku Talaabo ka qaadi
waayo, S/Land Dadkii u soo dhintey, u agoomoobay waa inay gacan bira ku
qabtaan, Muusana hadaanu ku raacasanayn inuu Buurmadaw isagu xukumo
oo Wadanka oo Ciidamada in lakala qaado & Xuduudkii laga soo noqdo isagu
u igmadey haw sheego.
Hadaba, Shacabka S/and waa inay arintaa Buur-madaw ka hadlaan, waxa ode-
gan S/Land Madaxa ku qaatey Sharcigu u qaban waayey, ee Hablihii & Dumarkii uu uqabanayo ee Sadexda Sano loogu xukumey, ee Wiilka Dhalinya-
rada loogu xukumey Sanad & Badh & Rai,yigaaga ayaad cabirtey.
Buur-Madaw oo Wadanka far dheerada ku ah waa in Sharciga la hor keenaa oo
ciqaabtiisa uu maraa, hadii kale Sharcigu Dad gaara ayuu qabtaa, oo Naciima &
Wiilkaasi lagu xukumey Maxakamada Hargeysa.
Muusaw Sharcigu ha sareeyo, ha qabto Sharciga Naciima & Inanka kale xuku-
mey, Buurmadaw oo ka dembi xun, oo Somaliland waxba ka dhigey Ciidanka
dib xuduudka halooga soo qaado & Dagaalka naga daaya oo uu beryo uula
tegey Butland, & Moorgan oo uu la soo baashaaley, waa Dambiile Qaran Buur-
Madaw & xadhig halagu xukumo hadii cadaaladi jirto,
wabilaahi Tawfiiq.
Asha Jama

home

Related Articles

Leave a Reply

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker