QISO DHAB AH..SALAAD GABEYDHE, CEYNAANSHE IYO JANARAL DOOLAAL.

Dowladdii kacaanka oo curatay 21-kii Oktoober, sannaddii 1969 ayaa ahayd middii ugu waqtiga dheereyd ee soo marta Soomaaliya.
Afgambi baa hore u jirey, oo ahaa, dilkii madaxwaynihii Soomaaliya, Cabdi Rashahiid Cali sharma’arke, oo aheyd, 15-kii bishii October sannaddii 1969, laguna dilay magaalada Laascaanood.
Markii uu dilkaasi dhacayay waxaa dalka Raisul wasaare ka ahaa allaha u naxariistee Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal,  waxuu xilligii uu dilka dhacayay uu ku sugnaa magaalada New York, oo uu uga qayb galayay shirkii Qaramada Midoobay, wuxuuna markii uu dilka maqlay uu si degdeg ah ugu soo laabtay dalka.
Maxamed Siyaad Barre, wuxu soo dhoweysan jirey saraakiishii Cabdilaahi Yuusuf ,Caydiid iyo Liiqliiqato.  Laakiin ma jecleyn Salaan Gabeydhe iyo Ceynaanshe oo ahaa hogaanka hawl gelinta waqtigaa, oo lagu deldeley qodobkii 54. Janaral DOOLAAL, ma waxa qaban waayey qodobkaa, iyo iqlaabkii 21 oktoobar.
Mohamed Ahmed Farah Mataan
Ankara, Turkey.
jaafaa@gmail.com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker