Goorma ayay xooluhu ka qiimo bateen nafta bani’aadamka.

Falka arxan darada ah ee ay ku kaceen todobada xubnood ee ka tirsan shaqaalaha dawlada hoose ee hargeysa oo uu ku jiro dawalkii baabuurka waday ee maanta hargeysa sida arxan darada ah ugu jiidhay hooyo umul ah maydkeediina halkii kaga tagay adhigeedii-na qaatay waxa ay muujinaysaa in adhigu uu kala qiimo badnaa nafta hooyada umusha ah waana ayaan daro hor-leh iyo dhacdo ugub ah waana in ragaa si deg deg ah dhammaantood sharciga iyo caddalada la hor-keeno.
hooyadaa geeriyootay raabi ha u naxariisto samiir iyo iimaan qoyskii
Xoghayaha Cadalada Waddani – Yoonis A Yoonis .

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker