Kulan laga Hadlayo Amniga oo Maanta Qabsoomay

Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed ayaa shir gudoomiyey kulan muhiim ah oo ku saabsan adkaynta amniga guud ee Dalka iyo dardargelinta hawlaha amniga, iyadoo warbixino la isla wadaagay ku saabsan nabadgelyada.

Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista iyo Madaarada Dalka Jamhuuriyadda Somaliland Cumar Cabdillaahi Aadan ayaa ka soo qaybgalay kulankan, iyadoo si rasmi ah ay hawada Somaliland u maamulayso Hay’adda Duulista iyo Madaarada Dalka.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker