Ethnic Cleansing In Somaliland …….. Dhumeey waxa ka dhacay waa xasuuq wadareed !

Ethnic Cleansing In Somaliland We Should Report To International Community…. Deeq Bixiyayaasha Iyo Beesha Caalamka Waa In La Gaadhsiiyaa In Xukuumada Jaalle Muuse Biixi Cabdi  Kula Kacaday Xasuuq Wadareed Qoomiyada Khayr Cabdi  Ee Cabdi Garaad Ee Dhulbahante Wayne ,  Waar Nala Qora Waraaqaha arrinta dulmane sare Axmed Cadib na waa in isku file laga dhigaa ……….

Axmaqnimadan Ka Dhacday Dhumeey Gobolka Sool Ee Lagu Gumaaday Beelwynta Cabdi Garaad Horeey U Dhacday Dhawr Bilood Ka Hor  Inkastoo Dhimashada Iyo Dhaawacu Dhumeey Ka Faro Badan Yihiin  . Ciidankii Kala Dhex Fadhiyay Ceelafweyn Labada Beelood Axmed Faarax Biciido Iyo  Yoonis Ismaciil Ayaa Habeen Madow Bilaa Sabab La Raray Iyadoon Waliba Dhinac Beelweynta Yoonis Ismaciil La Wargelin Isla Aroornimadii Niman Ku Labisan Dharkii Ciidanka Oo Maleeshiya Beelaad Ah Ayaa Dagaal Ku Bilaabay Beelweynta Yoonis Ismaciil Xaq Darada Halkaa Ka Dhacday Wata Keentay Inuu Garxajis Yidhaah Dagaal Caam Ah Ayeynu Ku Socnaa Waana Sababta Generaal Caarre Dalka Uga Baxay Isagoo Ilaa Iminka Aaminsan Inuu Ahaa Fal Dambiyeed Ay Dawladu Ka Dambeysay …………..

Isla Aayadii Ayaa Beelweynta Cadi Garaad Ee Qayaad Laga Dul Akhriyey Waa Isla Hawshii Ka Dhacday Ceelafweyn ………… Tuulada Dhuumay Ciidan Somaliland Ah Ayaa Joogay Habeen Madow Ayaa Laga Raray Belaa Sabab Oo Loo Raray Dharkayn Geenyo Iyadoon Wax Wargelin Ah La Siin Beelweynta Khayr Cabdi  Oo Ciidankoodii U Gaarka  Ahaa Ee Beesha   La Geeyey Adhi Cadeeye  Subaxnimdii Baa Sidii Ceelafweyn  Beesha Bahararsame Kusoo Qaaday Dhuumay Weerar Bahalnimo Ah Oo Maati Doox Ah Oo Xataa Dumarkii Iyo Caruurtii La  Laayey Oo Hido Iyo Dhaqan  Aanay U Lahayn Beelweynta Dhulbahante , Dadka Dega Waqooyiguna Ka Caaganayaan In Maatada La Xasuuqo Waxay Dhacdaa Boqolkii  Sano Mar Maata Doox Baa La Yidhaah , Jaalle Muuse Handaraab Is Not Suitable For Dogcatcher Let Alone President Magtii Dadkaa La Xasuuqay Mr. Baashe Maxamed Faarax , Macaali Wasiir Ina Cali Koore  Iyo Horjoogahooda Jaalle Muuse Habdaraab Ayaa  Looga Fadhiyaa  Maxsuulka Dhimasho Iyo Dhaawac Waa 200 Oo Qof Oo 65 Qof Oo Dhimasho La Xaqiijiyey  Tan Iyo Sacadihii Hore Ee Saaka ..….

Xasuuqa  Beelweynta Cabdi Garaad Hala Joojiyo , Jeel Garxajis Maxabiista Ha La Fasaxo

FREE AHMED ADIB

Dadka Ha Loo Duceeyo Amiin Dhaha

أللهم احقن دماء المسلمين

اللهم وحد صفوف المسلمين

اللهم أطفئ نيران الفتنة في بلادنا

اللهم من أراد بالإسلام خيرا فخذ بيده

ومن أراد بالإسلام شرا فخذه أخذ عزيز مقتدر

… اللهم انصرنا على من عادانا

اللهم لم شملنا

اللهم ألف بين قلوبنا

اللهم ردنا إلى دينك مردا جميلا

اللهم ارجعنا اخوانا متحابين فيك

اللهم فض الفتن في جميع بلاد الإسلام

اللهم امين…  قولوا آمين……………………..والله أعلم

 

 

Ahmed Jigga

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker