Madaxweynaha geeriyooday ee Iran oo loo arkayay ninka badeli kara Ayatollah Khamenei,

Ibraahim Raiisi, isagoo 63 jir ah, ayaa loo doortay madaxweyne isku daygiisii labaad sanadkii 2021-ka. Waxaa loo arkayay wadaad mayal adag, waxaana sidoo kale loo arkayay inuu ahaa nin bedeli kara Ayatollah Khamenei, oo ah hoggaamiyaha ugu sarreeya dalkaas tan iyo 1989-kii.

Sannadkii 2019-ka, Hoggaamiyaha Sare waxa uu u magacaabay jagada ugu awoodda badan ee madaxa garsoorka.

Raiisi ayaa sidoo kale noqday guddoomiye ku xigeenka Golaha Khubarada, oo ah 88 xubnood kana tirsan guddiga wadaaddada ah ee u xilsaaran doorashada hoggaamiyaha sare ee soo socda.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker