Madaxda dunida qaarkood oo ka tacsiyay geerida Ibraahiim Raiisi

Ra’iisal wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa saaka sheegay in uu aad uga xun yahay kana naxay geerida timid madaxweynihii Iran Ibraahim RaIisi.

Mr. Modi ayaa bartiisii hore ee Twitter-ka ku qoray: “Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyskiisa iyo shacabka Iran” Hindiya waxay garab taagan tahay Iran xilligan murugada leh.”

Ra’iisul wasaaraha Ciraaq Maxamed Shia Sudani ayaa isna ka tacsiyay geerida madaxweynihii Iran oo shil diyaaradeed ku geeriyooday.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker