Israa’iil oo ka hadashay shilka diyaaradeed ee uu ku geeriyooday madaxweynihii Iran

Wakaaladda wararka ee Reuters oo soo xiganaysa masโ€™uul Israaโ€™iili ah ayaa sheegtay in dalkaas aanu ku lug lahayn burburka diyaaraddII helicopter-ka ahayd ee ay ku geeriyoodeen madaxweynihii Iran Ibraahim Ra’iisi iyo mas’uuliyiin kale oo wasirkii arrimaha dibadda uu ku jiray.

“Ma ahan shaqadeenna ah,” ayuu sarkaalku u sheegay wakaaladda wararka ee Reuters isagoo codsaday in aan magaciisa la sheegin.

Tani waa falcelintii ugu horeysay ee Israaโ€™iil ay ka bixiso shilka diyaaradeed ee uu ku dhintay Raiisi.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker