My story: How & When I Became an Alcoholic By Sam Abdi

Courageous young lady. Very powerful message. Story of addiction and mental health issues within the community. Struggling with alcoholism, drug use and addiction, and dealing with mental health issues is not an easy task. But can having a conservative Muslim bacground help overcome these challenging issues or would it exacerbate?

Muran kama taagna in habkii barbaarinta carruurta ee 20 ama 30 sannadood ka hor inoo shaqayn jiray uu maanta u baahanyahay in dib-u-eegis lagu sameeyo. Weliba uu u baahanyahay in lagu saleeyo culuunta ka hadasha barbaarinta carruurta iyo diinteena Islaamka. Haddii waagii hore la odhan jiray WAXAASI WAA CEEB ama DIINTEENA iyo DHAQANKEENA ayay ka soo horjeedaan, maanta waxay u baahantahay in sharaxaad la raaciyo waayo dhalinyaradii waxay haystaan macallimiin kale oo hadh iyo habeen la jooga, kuwaas oo wax ugu dhiga baraha bulshada. Bii’addii xaafadda iyo agagaarkeeda iyo tii magaalada ee barbaarinta da’yarta ka qaybqaadan jirtay maanta waxa u dheer macallimiin wax uga soo dhiga afarta jiho ee caalamka – kuwa qurbaha ku barbaaraya waxay ku shexjiraan mowjado waaweyn oo khatar ah.

 

 

Sidaa daraadeed, waa lagama maarmaan in dhalinyarada loo sameeyo manaahij lagu kabo waxbarashada ay iskuulada ka dhigtaan, ayna kamid yihiin:

▪︎Mental health education in Islam;
▪︎Drug, alcohol and addiction awareness in Islamic perspective;
▪︎Sexual education in Islam.

#ArrimahaBulshada

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker