Mar hore ayay kuu ekayd : Keene iyo kordhiye

Mar hore ayay kuu ekayd

Keene iyo kordhiye

Keene. Waar yaa kordhiye saaxiib waxaan dhegaystay

Gudoomiyaha golaha guurtida  oo kala qaybsanaan sheegaya

Oo qabyaalad sheegaya oo arimo qaloocan sheegaya

Bal saaxiib maxaad odhan lahayd.

Kordhiye. saaxiib waxaan odhan lahaa mar horay kuu ekayd

Waxan uu sheegayo oo dhanna isagaa u,aabo ah ilaa dagaalkii

Sokeeyaha ninka ugu hormuudsan ayuu ahaa hadduu wanaag

Doonayo waxan oo waana ihi ay ka dhab tahay oo aanay munaafaqad

Ahyn muu korodh sadeen 3.sannadood isagoo 21 hore fadhiyay

Markaa saaxibi dhibaatada ina haysa raga inta badan hirgeliya ayuu

Kow ka yahay waxba yuu siigada isku qarinin waa denbiile qaran.

 

 

 

Guuleed liibaan  snm1710@livev com.uk

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker