Thank you both Oodweyne News and Hadhwanaag News for your cooperation and Ramadan Kareem!

RAMADAAN KAREEM
KULU CAM WA ANTUM BIKHAYR
GUDDOOMIYAHA WEST CANADA EE XISBIGA OO SHACABKA SOMALILAND  OO HAMBALYO U DIRAY RAMADAN KAREEM
Aniga oo ku hadlaaya magacayga oo ah Bashe Elmi iyo ka guddida iyo ka taageerayasha  xisbiga waddani ee West Canada.
Waaxan hamabalyo u dirayaa dhamman shacbaka Somaliland meel kasto oo joogaan waaxan leeyaha iyo aduunka calamkaa Muslim kaa oo dhan Ramadan Kareem
Illahan sanndkan sannadkiis cafiimada qaba iyo bash bash iyo barwaaqo ha inu ku gaadhsiiyo 
AAMIIN,AAMIIN.
GUDDOOMIYAHA. WEST CANADA EE XISBIGA WADDANI
BASHE JAMA ELMI

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker