Tacsi: Xaaji Yuusuf Jaamac Ismaaciil (dafac)
1.Carab Xaaji Saxardiid
2.Ibraahim Faarax George
3. Maxamed Axmed Cigaal
4.Maxamuud Xirsi Khatale
5.Cismaan Ducaale Max’d
6. Max’d Maxamuudย Xoogsade
7.Max’d Cali Dheere
8.Axmed Gurey
9.Jaamac Xasan Cabdi Dheere.
Dadka Magac yadooduย Kor ku dhigan yihiin ,waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan : ooridii ,ubadkii &ehelkii uu ka geeriyooday Xaaji Yuusuf Jaamac Ismaaciil (dafac) oo maant duhurkii lagu aasayย Magaaladaย Ceerigaabo.
Marxuumka Allah Jannatul Fardoosย Ha Kaย Waraabiyo. Ehelladii iyo asxaabtiisiinaย sabir iyo iimaan ha ka siiyo. AAmIIn.



