Tacsi Ku Socota Qoyskii Marxuun Cali Jamac Jubadaale (Cali Caarif)

Inaa lilaahu Wa inaa ileyhi Raajicuun.

 

Dhamaan Jahlida Somaliyeed ee magaaladan  Sheffield waxay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii,qaraabadii, Ehelkii iyo Asxaabtiisiiba.Geeridii ku timid Marxuun Cali jamac Jubadale (Cali Caarif), oo goor dhaweyd ku geeriyooday Nothern General Hospital ee Magaaladan Sheffield. 9/3/19.
Ilaahay waxaanu uga baryaynaa inuu janatul Aclaa  geeyo  AMIIN AMIIN AMIIN.
Mataan M Omar
Sheffield  UK.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker