Midinimada somaliland iyo khilaafaada gudaha

Waxaan rabaa inaan fariintan u gudbiyo dadweynaha reer somaliland ee ku xidhan oodweynemedia.com in ay tahay inaan khilaafaadka iyo colaadaha gudaha aan la buunbuunin ee geed dheer iyo geed gaabanba loo fuulo sidii loo demin lahaa; gaar ahaan marka uu jiro dagaal sida la sheegayo puntland somaliland ku soo qaadeey. haddii kale waxaa loo fasilan karaa in websitekan iyo mustafe martin la safan yihiin ciidamada puntland ee weerara soo qaadeey. Dawladda somaliland waa la macaaridi karaa, laakiin waa in loo macaaridaa si wax dhiseeysa ee aan wax dumineyn. Ninkan mustafe martin, oo aanan aqoon inuu muslim yahay iyo inuu gaal yahay waxaan u arkaa inuu yahay xumaan uun ka shaqeeya oo gaashaan buureysteey kuwo hore loogu yaqaaneey naceyba dada iyo dawladda somaliland. ma haboonna in waqtigan oodweynenews.com uu soo qaato ninkaas iyo warkiisa raqiiska ah.

 

 

musse ahmed dualeh

x8musdua@yahoo.com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker