Geeljire Dhawaan Didoow Dheeraan ka Daba Carar ….

Geeljire  Dhawaan Didoow Dheeraan ka Daba  Carar  Marku Geelu  Subaxi Dareero  ee ooda Laga  Qaado marka uu Gaadho meeshu u fafi Jiray  Wuu iska Xasila   hase Yeeshe Geeljirki Marka Geela la Jogay  Wuxu Rad`sada Geel jir Kalee  Hasa yeesha  markay is helaan  salnta ka Dib  Waxay  jeexan Dhulka   Waxany  ku  Ciyaraan shax Labaduba     Way ilabaan  Geeli Meel uu Jaan iyo Cidhib Dhigay Waxay Xasusteen Goraan Gor Ahayn oo Xeedho iyo Fandhaal Kala Dhaceen   oo Cad`ceeduuna   Aay Gabatay Waxa Kastan uu   Halis  u Yahay  Gali  Saka lo Diray,
Ariinta   ka Tagan Gobolada  Bari ee  somaliland  Waxad Moda inay Meelo  isaga  eegyiin labda Geel jire,
  Wayo Markad  uu  fiirsto  Arintii  Ceel  afwayn  ee Dhamatay  Markaad  eegto  Ariintan   Gobolka sool  iyo Ariintaa Kornayl care  Meelo  Ayay iska  eegyiin.
 Waxad  Arkaysa Gor aay Xeedho iyo Fandhal Kala Dhaceen inay Dawladu so Hanba  Barayso     Arintaa Kornayl  Care  Malin   Ayay Qabsho lahayd Waxnay Ahayd Malin  Yay Manata ka Fududay Qabashadeedu  Dawladu  way Dhayal´satay  meelay  Mantanaa Meelay ka so Qabataba Qriintu way  ku Fogaatay
,Aarinta     Gobilka  Sool  e Labada Beelod  ee Walalha   Arintodu Waxay Socotay in Badan  inksta o Heeshiis laga  Gaadhay hadna manata way so noqotay malin kaliya waxa dhacaday waxa yeelo wayn   somaliland manata maxay talaabo ka qaday ?
Talow rer  Bariga  Maxay Dawladu ku Nacaday ?
waxan uu malaynayaa rer bariigaan dawlada jeclayn dawladuu   cid  aan jeclayn  ma cawiiso
????
cawil Afsarkaale

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker