Sharafta iyo karaamada yaan laga qaadin Xisbiga wadani .Xisbiga waa xisbi Qaran xubínkastan xor bay u tahay shirarka dalka.

Waxaan salamaay  dhamaan akhristayaasha  baraha bulshadda dalka gudihiisa iyo dibadiisaba jooga . Waxaan doonayaa inaan halkan wax yar ka qor oo ku saabsan arrinnta Mr Duur oo lagu eedaynaayen inuu ka qayb galay xafladii furintaanka  wadada berbera  -Togwajaale  oo uu goob joog ka ahaa ,ma garanayo in xisbiga wadani lagu soo casuumey iyo in kale .Anigu waxaan ka ,mid ahay taageerayaasha xisbiga wadani  ee dalka dibadiisa jooga – Horta xisbiga waa xisbi qaran  waxaan xaq loogu leeyahay inuu ka qayb galo wixii shirar ah ee laga hadlaayo dalka arimiihisa . haddii shir lagu soo casuumo waa in shirkaasi  cid loo ,magcaabaa  inta ay doonto tiradoodu ha ahaate.
 Xisbiga magaciis yaan sharafta iyo karaamda laga qaadin wuxuu sitaa magac weyn  oo ah WADANI. Haddii ay nu nahay xisbi mucaarad wixii dhaliila aynu sheego ,laakiin wixii dalka ku soo kordha aynu sheegno. Beri ka maalin marka aad xukunka dalka aan qabsano saw tan oo kale la kulmimeyno  . Muuse ber buu tagayaa oo meesha ka uu bixin haddii sida qaawan ee raga qaarkii u hadlayaa waxaa dhici doont inuu xisbigu kalla furfiurmo oo uu Kulmiye iyo Muusaba iska joogaan. Duqmuratiuyada waa inay ka bilaabantaa asxaabta dhexdeeda marka hore ,haddii ayse tikaariyadu ahaato xisbig dhexdisa isaga oo aan meel gaadhin maxay noqon doontaa marka ay dawlada dhistaan.waa in ay xor noqdaan xubnuhu afkaarta iyo rayiyad ,hadii ay tahay qoraal iyo hadalba .
Waxaan ku soo koobayaa Mujaahidka  Curi isku magacaabay waa inaan xaal bixisaa soona baro ,maahmaahyada raga iyo dumarka ay kala leeyihiin. Gudoomiyha anshaxa ee Cantar isaga ayaa  u baahan in la anshaxmariyo.
Ahmedbudul@hotmail.com
Ahmed Ismail

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker