Nin toorey ku dilay xaaskiisa oo xaamila ahayd

Shantii bishi August, 2015-kii, Zubeydi Abdurahman oo haatan lagu xukumay xabsi daa’in, ayaa waxaa uu toorey ku dilay xaaskiisa oo xaamila ahayd.

Sareeya guuta Nardos Tsagaaye, ayaa BBC-da u sheegay in ninka falkan geystan uu ka maseeray xaaskiisa.

Dhibanaha, Xikma Cumar, oo ahayd hooyo leh afar carruur, ayaa geeriyootay balse waxaa la badbaadiyay canuga yar.

Waxaa shaki ka qabay in canuga uu isagu leeyahay, sidaas ayuuna maseerka ku yimid.

Dhacdadan ayaa ka dhacday galbeedka degmada Hararghe gobolka Oromada ee dalka Itoobiya. Ninka dilay xaaskiisa, ayaa qirtay dembiga uu galay.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker