Hambalyo Aroos Farxad leh: Maxamed Ibraahin Jaamac Aw Timo-case iyo Warda Xasan Nuur Kirix

Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiinna lagu Farax…. Guurkiinnu Guur Khayr, Gurigiinna Guri Negi Guulloow ka yeel..

Hooyo Rooda Xuseen Aadan, Awoowo Xuseen Aadan Guuleed, Ayeeyo Jinaw Xirsi Aw Cabdillaahi, Ayeeyo Canab Aadan Guuleed, Ayeeyo Aamina Warsame, Walaalo Cabdifataax Ismaaciil Mursal, Xaaskiisa iyo Carruurtiisa, Cabdiraxmaan Maxamed Yuusuf,  Walaalo Farax Ismaaciil Haybe, Odaygeeda iyo Carruurtooda, Habo Ayaan Xasan Aadan iyo Odaygeeda, Habo Hibo Xasan Aadan iyo Odaygeeda, Habo Nimco Xasan Aadan, Odaygeeda iyo Carruurtooda, Habo Xamda Xasan Aadan, Odaygeeda iyo Carruurtooda, Habo Farax Cabdi Samatar,  Mustafe Jiciir, Faadumo Jiciir, Fadxiya Jiciir, Nimco Jiciir, Saynab Jiciir iyo Khadar Jiciir, Dhammaan ilma Jiciir iyo Carruurtooda oo dalka iyo dibedda kala jooga, Maxamuud Gaaxnuug Nuur, Carruurtiisa oo kala ah; Cabdi Maxamuud Gaaxnuug, Warda Maxamuud Gaaxnuug, Xamda Maxamuud Gaaxnuug, Hooyo Khadra Mooge, Faysa Khadar Maxamuud, Nuura Khadar Maxamuud, Umalkhayr Khadar Maxamuud, Hoodo Khadar Maxamuud. Adeero Kayse Cabdi Sabuub, Qoyskiisa iyo Carruurtooda, Adeero Ibraahin Nuur Kirix, Adeero Cabdi Nuur Kirix, Dhammaan Qoysaskaas iyo Asxaabtoodu waxay Hambalyo iyo iyo Bogaadin aan la soo koobi karin Hawada u marinayaan;

Maxamed Ibraahin Jaamac Aw-Timo-Case

Iyo

Warda Xasan Nuur Kirix

Oo Aqal-galkoodu Habeenkii Jimcaha oo ay Taariikhdu ahayd 04/May/2018, ka qabsoomay degmada gudaha magaalada Sallaxley ee xarunta degmada Sallaxlay oo ka tirsan gobolka Maroodi-jeex. Waxay dhammaan Akhyaartani leeyihiin, Allaah ha idinka dhigo Lammaanihii isku raaga ee Ubad Khayr leh Allaah wada siiyo, Bashbash, Barwaaqo, Farxad iyo Raynrayn ku noolaada, Wiil iyo Caano, Gabadh iyo Caano. Noqda Qoyskii lagu nastee lagu negaado, wada-jiree nabadgala. Aammiin……… Aammiin…..Aammiin.. Allaah ha aqbalo.

 

Hambalyo Aroos Farxad leh: Maxamed Ibraahin Jaamac Aw Timo-case iyo Warda Xasan Nuur Kirix

Kaltuun Yuusuf (Biriimo), Aabbo Ibraahin Jaamac Aw Timo-case, Amiin Aw Cali Aw Timo-case, Jawhar Aw Cali Aw Timo-case, Mucsin Aw Cali Aw Timo-case, Xildhibaan Kawsar Aw Cali Aw Timo-case, Dhammaan Reer Aw Timo-case, Rag iyo Dumar waxay Dhaleen iyo Ubadka ay sii dhaleen iyo Sidoo kale Mustafe Jiciir, Faadumo Jiciir, Fadxiya Jiciir, Nimco Jiciir, Saynab Jiciir iyo Khadar Jiciir, Dhammaan ilma Jiciir iyo Carruurtooda oo dalka iyo dibedda kala jooga, Maxamuud Gaaxnuug Nuur, Carruurtiisa oo kala ah; Cabdi Maxamuud Gaaxnuug, Warda Maxamuud Gaaxnuug, Xamda Maxamuud Gaaxnuug, Hooyo Khadra Mooge, Faysa Khadar Maxamuud, Nuura Khadar Maxamuud, Umalkhayr Khadar Maxamuud, Hoodo Khadar Maxamuud. Adeero Kayse Cabdi Sabuub, Qoyskiisa iyo Carruurtooda, Adeero Ibraahin Nuur Kirix, Adeero Cabdi Nuur Kirix, Dhammaan Qoysaskaas iyo Asxaabtoodu waxay Hambalyo iyo iyo Bogaadin aan la soo koobi karin Hawada u marinayaan;

Maxamed Ibraahin Jaamac Aw-Timo-Case

Iyo

Warda Xasan Nuur Kirix

Oo Aqal-galkoodu Habeenkii Jimcaha oo ay Taariikhdu ahayd 04/May/2018, ka qabsoomay degmada gudaha magaalada Sallaxley ee xarunta degmada Sallaxlay oo ka tirsan gobolka Maroodi-jeex. Waxay dhammaan Akhyaartani leeyihiin, Allaah ha idinka dhigo Lammaanihii isku raaga ee Ubad Khayr leh Allaah wada siiyo, Bashbash, Barwaaqo, Farxad iyo Raynrayn ku noolaada, Wiil iyo Caano, Gabadh iyo Caano. Noqda Qoyskii lagu nastee lagu negaado, wada-jiree nabadgala. Aammiin……… Aammiin…..Aammiin.. Allaah ha aqbalo.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker