Wasiir SACAD Oo Loogu Baaqay Inuu Is-Casilo.

Iyada oo maanta ay soo if-baxday wararka sheegaya inay Xukuumaddii Somaliya ku lug lahayd Heshiisyadda Dekada Berbera iyo Saldhiga Milatari,ayaa qeybaha Bulshadda waxa kasoo yeedhaya baaqyo ku waajahan inay Xukuumaddu faah-faahin dheeri ka bixiso waxa dhacay.

Agaasimihihi hore ee Wasaaradda Qorshaynta Qaranka,ayaa ugu baaqay Wasiirka Arrimaha Dibadda inuu xilka uu umadda u hayo uu banneeyo,maadama ay fadeexadani dul-hogaynayso.

Sidaasna waxa uu ku sheegay qoraal kooban oo uu ku baahiyay bartiisa xidhiidhka Bulshadda ee FACEBOOK-ga

home

Related Articles

Leave a Reply

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker