Muuse Biixi Iyo Talada Dalka “Jeegaan” Qaybtii 7sad” By : Maxamed Xoosh

Xiligii Ololaha Loo Ordaayay Talada Dalka Waxa Ka Dhacay Xisbiyadda Gefaf Siiba Kulmiye “Wixii Tegay dhaawac Keeni Kara In aan La Qorin Laga Aamuso Waa Waajib”

Dhibta Ah In Bulsho Dhexdeeda Kala Fogaato Waxa Wata Nidaanka Dimuqraadiga Ah!!!

In Dadka La Kala Qaybiyo Oo Tolaayeey La Yidhaa Xisbiyada Waa Ku Qasab Si Loo Hanto Cod Ku Filan

Maadaama Fahamka Siyaasiga Ah ee Muwaadinka Wax Dooranayaa Hooseeyo

Keliya Wuxuu Fahmayaa

CALI DHUUX AADAN “DAMBARKIISA Waa idiin Uraa , Waad Se Dabataane”
Waa Geeleeniiye Soo Dhiciya …..

Qaab Ciyaareedka JEEGAANTA Waa Shax Marna La Tijaabiyay Marna Si Fiican Loogu Ciyaaray Markaa Way Gubtay… Siyaasiga Dhabta Ahi Wuu Garan Karaa.

Si Loo Xoojiyo Qaranimada Doorashada Dabadeed Waa In La Helaa “Sinaanshe Bulsho Dhexdeeda Ah” Waa Arin Tiir u Ah Dawladnimada Shakhsiyan Waa Arinka Aan Ugu Codeeyay Muuse Biixi

Madaxweyne Bulshada Badankeedu Waxay Dareemaysaa In Somaliland Dad Yari Leeyihiin , Waxa Dhici Doonta In La Yidhaa Cida Somaliland Wax Ku Qabtaa Ha Difaacato.

 

Maxamed Xoosh

mxoosh09@gmail.com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker