Dhegayso: Roobab ka Da’ay Muqdisho oo Gaystay Masiibo 6 oo isku Qoys ahna Dilay
Roobab mahiigaan ah oo Xalay ka da’ay Magaalada Muqdisho ayaa Dilay Dad rayid ah oo isku qoys ah oo ku Noolaa degmada Wadajir.
Dadka dhintay ayaa ka koobnaa shan qof oo isku qoys ah, halka aabihii qoyskana uu dhaawac xooggan kasoo gaadhay, kadib markii uu kusoo dumay guri ay deganaayeen.
Waraysiga Xubin ka Tirsan Qoyska oo Masiibadaas ka badbaaday Halkan Hoose ka Dhegayso..