Muuse Biixi Waa Tiirka Shacabweynaha Somaliland Qore khadar ibrahim

Asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaato.

Sida laa wada oogyahay in madaxweyne muuse biixi cabdi uu yahay hogaanka kaaliya marka laa eego hoggamiyasha hore  ka ugu waxqabadka badan abid soo mara dalkeena, khibrada weyn ku leh xaga siyaasada iyo habkiida, waa siyaasi wax qabadkiisa iyo fikirkiisa ku kasbaday shacabka Somaliland, Waana siyaasi ugu khibrada weyn umuuraha siyaasada Somaliland. qayb weyn kaga qaata hadaladiisu mar walba xaga horumarka iyo daryeelka iyo nabadgaliyada, wanaa siyaasi ku dhaqma dacaadnimada iyo wanaag uu qabo shacabweynaha Somaliland, hadal wacan naa kula imaada bulshadda.

Markhaati wxa ka ah siyaasiyiinta laa shaqeeye xukuumadihi hore amaan iyo daacadnimo mooyaane wax kale lagu ma tilmaamo, waxanaa bulshadda Somaliland ay u baahanayd ka hor madaxweyne muuse biixi hogaamiye aayahooda fuliya oo horumarka waddanka kor u qaada waanay heshay somaliland markay dooratay 2017 madaxweyne muuse, Waxaynu la wada oogyahay  in xukuumadda madaxweyne biixi maanta oo sii xawli ah uu socota taasna waa taageerada shacabweynaha uu qabaan muuse biixi, wuxuna ku kasbaday sumacada wanaagsan ee leeyihiin siyaasiyiinta xukuumadda u doortay .

madaxweyne muuse biixi waa nin waxqabad badan saamiyey xaga bulshadda iyo horumarintaa shuuruucda dalka ka taagan mudadii oo xilka hayay hadii noqoto xaga caafimaadka ,tacliinta, warbaahinta , amniga, wadooyiinka ,kuna wada siyaasad wanagsan oo diiran.

Bulshada Somalilandna kasbatay xukuumadd ka shaqeya ayaahooda ninkaas oo ah hindisay horumarkan maamuleed waa Md. Muuse biix iyo golahiisa wasiriinta o ay ka mid yihiin wasiir maxamed kaahin iyo koore iyo wasiir boos mire iyo Dr. Sacad cali shire.

Qof ama koox iyaga ay Guusha Xukuumaddu ku tallaabsato uga dhigantahay guuldarro oo wanaagga iyo horumarka ummaddooda u soo kordha aan indhahoodu arkayn isuna arka inay iyagu ka qadayaan mooyaane, horumarka iyo wax qabadka ay xukuumadda M/weyne muuse biixi muddadaa ay xilka haysay ku tallaabsatay ka weyn wax la qariyo oo la iska indho tiro.

Guntii iyo geba gabadi hanashada quluubta iyo maanka dadweynaha waxa kasbaday madaxweyne muuse biixi cabdi iyo xukuumaddiisa oo runti muujisay waxqabad iyo horumar balaadhan, shacabkuna in loo kordhiyo diyaar ayuu u yahay , mustaqbalkana waa KULMIYE oo hogaaminayo nadaxweyne Muuse biixi cabdi…

Qore khadar ibrahim cabdi matan

Khadar_kulmiye@hotmail.com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker