Goor ay noqotaba
Goor ay noqotaba
Keene iyo kordhiye
Keene. Waaryaa kordhiye saaxiib waxa aan ku weydiiyay
Weli ma aragtay qof laleeyay musuq maasuq ayaa loo soo xidhay
Qolada ku lacag qaadata hanti dhawrka qaranku miyaanay
Shaqaynin mise waxaan jirin wax isdaba marin oo waada malaaiig
Bal ii waran saaxiib.
Kordhiye. Saaxiib qoladan aad sheegaysaa iyagaa kow ka ah
Wax musuqa qofkasta oo masuula oo kharash maamula waa
La shuraako haddaanay sidaa ahayn waxay soo qaban laa yeen
Dadkan la wada garanyo ee labadii kulmiye ah qaarna horay u boobeen
Qaar dardar toodii qabaana hortay kaga bilaabeen sida HEEGO
Markaa saaxiib goor ay noqotaba caddaalad baa iman ee waa
In la ogaado qofkasta oo umadan waxeedii lunsaday
Hantidoodana waa lala wareegayaa jeelna waa la dhigayaa
ALLA HA SAHLO
Guuleed liibaan snm1710@live com.uk




