Tirada dhimashada dhul-garirka Marooko oo korodhay
Tirada dadka ku dhintay dhulgariirkii Jimcihii ayaa hadda gaartay 2,497, sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha gudaha.
Tani waxay ka badan tahay tiradii hore ee 2,122.
2,476 qof oo kale ayuu dhaawac gaaray .