Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kenya kala hadli doona arrimo Shabaab ku saabsan

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya isaga oo joogi doona muddo hal maalin ah.

Sida ay sheegtay madaxtooyada Soomaaliya, madaxweyne Xasan Sheekh ayaa waxa uu kulan la yeelan doonaa madaxweynaha dalka Kenya Wilam Ruto, isaga oo kala hadli doona “iskaashiga labada dal ee ciribtirkaargagixisada Alshabaab oo caqabad weyn ku ah horumarka, xasilloonida iyo nolosha shucuubta gobolka iyo danaha Soomaaliya iyo Ken

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker