26 JUNE 1960 WAA MAALINTII SOMALILAND XOROWDAY
waa maalin mudan xasuus ay ku dheehantahay xurmayen xeerin xiiso aan goayen’
bulsho walba waxay leedahay saacad maalin iyo sanad ku suntan astaan qaran oo muxubo iyo xushmayen iyo qaderin xambaarsan. waxa ku waajib ah in si fiican loo soo dhaweeyo ciidal calanka somaliland oo ku beegan 26 june 1960 oo fooda ina soo saartay viiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiva somaliland
national day.
sanad guuraagii lixdanaad awguuliyo maalintaa hala soo dhaweeyo oo hala dabaaldego
KA REEBAN CUDURDAAR IYO CARQALADEYEN MAXAA YEELAY WAA SUMADA DAL IYO DAD AAN ADUUNKA
SAAMIGEENA KU XARDHAN.
MUSA AW HASSAN LODOON
DUBAI UAE.
|
26 June waa maalintii xoriyada ee lasaaray calanka buuluga ah xidigta cad ee shan geessodkana dhexda ku leh oo laga taagay dhul soomaaliyeed oo xor ah, gobalka waqooyi oo uu ingriisku kabaxay 26 june 1960.
www.youtube.com
|




