Musharax Sheikh Ibraahim Cabdi Oo Door Laxaadle Ka Qaatay Wacyigalinta Diwaangalinta Iyo Nuxurka Soo Dhawayn Balaadhan Oo ku Qaabileen Waxgaradka Harta Sheekha Ee DDSI

Hargeysa (OWN)- Xoghayaha Diinta Iyo Awqaafta ee xisbiga Ucid Ahna Murashax Golaha Wakiilada Utartamaya ee gobolka Maroodijeex Sheikh Ibraahim Cabdi Xuseen iyo wafti uu hogaaminayo, ayaa abaabul balaadhan ka galay sidii ay bulshadu ugu wacyigelin lahaayeen qaadashada kaadhka codbixinta ee dhawaan lagu soo gabo gabeeyay deegaanada gobolka maroodi jeex Qaarkood ee xuduudka teedsan.

Sdoo kale murashax Sheikh Ibraahim iyo wafti uu hogaaminayo ayaa gaadhay magaalada Harta sheekha iyo deegaanka hoos yimaada ee dawlad deegaanka somalida halkaasi oo sidiiran loogu soo dhaweeyay cadeeyayna sida ay utaageersan yihiin murashaxa isagoo ku booriyay in ay isdiwaan galiyaan.

Dhanka kale madaxdhaqameedka iyo Waxgaradka ku dhaqan deegaanka ayaa taageero balaadhan umuujiyay murashax oo ay sheegeen in uu yahay shakhsiga kaliya ee baahiyahooga ka shaqayn doono,

Dhanka kale muharax sheekg ibraahim cabdi xuseen ayaa shacabka ku dhaqan caasimada hargaysa ugu baaqay in ay isdiwaan galiyaana qaataana kaadhka codbixinta.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker