Dr Gaboose oo Loogu Bushaareeyey Madaxweynaha 6aad ee Somaliland

Hargeysa (OWN)- Wax-garadka iyo Siyaasiyiinta Koonfurta Hargeysa ayaa xalay munaasibad laysku arkay ku soo dhaweeyey Guddoomiyaha urur-siyaasadeedka Barwaaqo Dr Maxamed Cabdi Gaboose, waxaana halkaas hadallo dhiirri-gelin iyo taageero ah ka jeediyey wax-garadka iyo Cuqaasha bulshada Koonfurta Hargeysa.

Muuqaalka Hoose kaga bogo hadalladii laga jeediyey munaasibadda

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker