Guddoomiyaha Xisbiga UCID oo Fariin Diray
Guddoomiyaha xisbiga UCID ee Somaliland ayaa ku baaqay in la dejiyo xaaladda khilaafka cusub ee Doorashooyinka Somaliland.
Guddoomiye faysal, ayaa ku taliyay in shirguddoonka Wakiillada iyo Guurtida Somaliland arrintan heshiis ka gaadhaan.
Akhri qoraalka guddoomiyaha.
Xalka maanta laga ga baxaayo khilaafka cusub . Dalkona Ku badbaadiyo
1- Ha la joojiyo hadalada xanafta leh Ee miidiya la isku marinayo
2. Labada shirgudoon Ee labada aqal ha wadda fadhiistaan
3. Labadi xeer qabyo ha la isla eego. Nuqol la isla ogalyahay ha laga so saaro.