Mid ka mid ah Ragga looga shakisanyahay dilkii Jamal Khashoggi oo lagu xidhay dalka Faransiiska

Nin Sucuudi ah oo looga shakisan yahay in uu ku lug lahaa dilkii suxufiga Jamaal Khashoggi ayaa lagu xidhay dalka Faransiiska, sida ay xaqiijiyeen booliiska dalkaasi.

Ninkan oo la yidhaahdo Khaled Caayid al-Taybi ayaa Talaadadii shalay lagu xiray gegida dayuuradaha ee Charles-de-Gaulle ee magaalada Paris, isaga oo doonayey in uu halkaas ka dhoofo.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker