QM oo sheegtay in aaney jirin meel ay ku badbaadayaan dadka reer Gaza

Guddoomiyaha Guddiga Sare ee Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobay Volker Türk ayaa ku baaqay in la joojiyo gacan ka hadalka iyo xasuuqa ka socda Marinka Qaza, halkaas oo ay ciidamada Israel ay sii wadaan duqeyn dhinaca cirka ah oo ay ku hayeen tan iyo 7-dii bishan October. Duqeymaha ayay Israel sheegtay in ay kaga jawaabayso weerarkii ay Xamaas ku qaaday Israel.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker