Filimka Cusub ee Xaaska Xabaal qodaha oo lagu soo bandhigay Tiyaatarka Muqdisho

Waxaa xalay magaalada Muqdisho, gaar ahaa Golaha murtida iyo madadaalada lagu daawaday film-kii Soomaaliyeed ee aadka usoo jiitay dad badan oo caalamka ku nool, kuna guuleystay abaal-marinada ee Xaaskii Xabaal Qodaha.

Dad badan oo ku nool caasimadda Soomaaliya ayaa aad ula dhacay, waxaana kamid ah dadka daawaday dhallinyaro iyo mas’uuliyiin ka tirsan dowladda.

Film-kaan ayaa noqday kii labaad oo 30 sano kadib laga shido gudaha titaarka qaranka Soomaaliya.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker