Daawo:- “ Sharci Ahaan Wax Khaldan Buuga Xirsi Kuma Qorna ,….” Garyaqaan Guuleed Dafac.

Hargaysa-(OWN)-Sharci Yaqaan Guuleed Axmed Jaamac Dafac ayaa waxaa uu ka Hadley buuga uu qoray  hogaamiyaha xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xassan ee Miyiga Ilaa Madaxtooyada .

Garyaqaan Guuleed Dafac ayaa sheegay in sharci ahaan wax khaldan oo danbi ahi aanu ku qorneyn buuga uu Xirsi Qoray  isla markaana arintan xaalada caafimad ee madaxweynaha wax ka sheegay saana aaney aheyn wax cusub oo bulshada Somaliland oo dhami hore iskaga wada ogeyd………….. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker