Suldaanka Guud ee Beelaha JSL Oo Lagu Soo Dhaweeyey Degmada Ceel-afweyn

Degmada Ceel-afweyn ee Gobolka Sanaag ayaa si baaladhan loogu soo dhaweeyey Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Daa’uud Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir,
Suldaanka guud ayaa kaga qayb-galaaya caleemo saarka Suldaanka cusub ee degmadaasi lagu caleemo saarayo dhawaan Sheekh Cawil Faatax, oo hore u ahaa gudoomiyihii hay’adda diiwanka sekada iyo samafalka Qaranka Somaliland kana mid ah culimada reer Somaliland.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker