Daawo:-Madaxweynaha Biixi Oo Qaabilay Qunsulka Cusub Ee Dawladda Ethiopia U Soo Magacawday Somaliland.

 

Hargaysa-(OWN)-Madaxweynaha  Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley qunsulka cusub ee dawladda Federal-ka Itoobiya dhawaan u soo magacowday Somaliland, Amb Shamsudiin Axmed Rooble.

Kulankan Madaxweynuhu ku qaabiley Safiirka, ayaa ujeedkiisu ahaa soo dhawayn, madaama qunsulku xafiiska ku cusub yahay oo dhawaan dawladda federaalka Itoobiya u soo magacawday Dalka.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker