Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Maroodijeex Oo Xukumo Cusub Ku Riday Eedaysanayaal Kufsi Loo Haysto
Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Maroodijeex Oo Xukumo Cusub Ku Riday Eedaysanayaal Kufsi Loo Haysto inay u gaysteen Cawo Xariir oo ah gabadh 14jir ah oo lagu kufsaday gudaha xarunta agoomaha ee Hargeysa.