Muwaadin u dhashay Dalka Itoobiya oo Hargeysa ku noolaa muddo 25 sano ah ayaa maanta qaatay Diinta Islaamka.

Muwaadin u dhashay Dalka Itoobiya oo Hargeysa ku noolaa muddo 25 sano ah ayaa maanta qaatay Diinta Islaamka.
Barkimo waxa uu ka soo jeedaa dalka Itoobiya, waxa uu sameeyaa fadhiyada gaadiidka, oo uu la wareegaa masaariiftana kala soo baxaa, maanta ayuu soo Islaamay, waxaana loo bixiyay Rooble.
Masjid Rashiid ayaa Ashaadada loogu qabtay
Dadkii sababta u ahaa in Diinta Islaamka qaato ILLAAHEY miisaank xasanaadka hawgu darro, wixii qalbigooda ku jira ee wanaag ahna hasiiyo.
*ALLAHU AKBAR* *ALLAHU AKBAR*
*ALLAHU AKBAR* *ALLAHU AKBAR*

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker