Maxaa Sababay In Gabadh Somali Ah Oo laga xayuubiyey Musharaxnimada Kursi-Barlamaan Ee Australia
Gabadh Soomaali ah oo lagu magacaabo Sahra Axmed Mustaf oo xubin ka aheyd xisbiga haya talada dalka Australia ayaa lagala noqday musharaxnimada kursiga Baarlamanka Federaalka ee xaafadda ay ku badanyihiin Soomalida dalkaas.
Xisbiga Sahra ayaa ogaaday inay lacago taageera ah ka heshay adeerkeed oo wasiir ka ah dowlad Federaalka Somaliya Soomaaliya.