“Dowladii Aanu Kirishboyga Ka Ahayn Waanu Diidnay Oo Xisbi ayaanu Furanay” ~ Madaxda Dhaqanka Awdal
Dowladii Aanu Kirishboyga Ka Ahayn Waanu Diidnay Oo Xisbi ayaanu Furanay ~ Madaxda Dhaqanka Awdal oo Ka Hadlay Dhawaaqii Dhawaan ka soo Yeedhay Xisbiyada Mucaaradka