26 JUNE 1960 WAA MAALINTII SOMALILAND XOROWDAY

waa maalin mudan  xasuus ay ku dheehantahay  xurmayen  xeerin  xiiso aan goayen’
bulsho walba waxay leedahay saacad   maalin  iyo sanad  ku suntan astaan qaran oo muxubo iyo xushmayen  iyo qaderin xambaarsan. waxa ku waajib ah in si fiican loo soo dhaweeyo ciidal calanka somaliland oo ku beegan 26 june 1960 oo fooda ina soo saartay  viiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiva somaliland
national day.
sanad guuraagii lixdanaad  awguuliyo  maalintaa hala soo dhaweeyo oo hala dabaaldego
KA REEBAN CUDURDAAR IYO CARQALADEYEN MAXAA YEELAY WAA SUMADA DAL IYO DAD AAN ADUUNKA
SAAMIGEENA KU XARDHAN.
MUSA AW HASSAN LODOON
DUBAI UAE.
26 June waa maalintii xoriyada ee lasaaray calanka buuluga ah xidigta cad ee shan geessodkana dhexda ku leh oo laga taagay dhul soomaaliyeed oo xor ah, gobalka waqooyi oo uu ingriisku kabaxay 26 june 1960.
www.youtube.com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker