Suldaan Cusub oo lagu caleemo-saaray Deegaanka Arabsiyo iyo Qudbadihii laga jeediyey Madasha Caleemo-saarka

Arabsiyo (OWN)- Munaasibad dhaqan oo si quruxle loo bilay, isla markaana lagu caleemo-saaray Suldaan Axmed Maxamed Colhaye (Salmaan) oo ka mid noqday Madaxda dhaqanka Somaliland, ayaa maanta lagu qabtay magaalada Arabsiyo ee gobolka Gabiley.

Madax-dhaqameed ka kala yimi gobollada iyo degmooyinka Somaliland iyo dalalka jaarka, Wufuud isugu jiray Odayaal, Ganacsato, Masuuliyiin, Mudan iyo Marti-sharaf kale oo badan, ayaa lagu casuumay oo ka qaybgalay Xafladda Caleemo-saarka Suldaan Axmed Maxamed Colhaye (Abu-Salmaan), waxaanay Madaxda dhaqanka ee ka qaybgalay halkaas ka jeediyeen hadallo isugu jiray, duco, waano, talo iyo tusaale-ba.

FAAHFAAHINTA WARKAN IYO MUUQAALKA Qudbadihii laga jeediyey Madasha calaaemo-saarka, ka daawo muuqaalkan hoose

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker