Aragtida Mucaaradka iyo Fahanka Bulshada Somaliland

Kulanti wanaagsan dhamaan akhyaarta aanu ood wadaagta ka nahay degelkan.
Denbi maaha inaad ka aragti duwanaato xukuumada somaliland mucaaradka waxaa looga baahanyahay inay soo bandhigaan dhaliilaha cad-cad ee xukuumadu leedahay.
Aragtiyahan iyo su’aalahani waxay ku base garaysanyihiin xaalada dhabta ah ee iminka taagan.
Somaliland dawlad noocee ah ayay u baahantahay?
Mucaaradkana aragtiyo noocee ah ayaa looga baahanyahay inay soo bandhigaan ?
Labadaa su’aalood waxaan uga goleeyahay inaan xasuusiyo xisbiyada mucaaradka ah tani inay tahay doorkoodii.
Xisbiyada mucaaradka maanta joogaa iigama muuqato aragti iyo dareen shacab sida maanta dhacday ee bulshadii u baraarugtay.
Aragtidayda shakhsiyan baaqshacab waxaan u arkaa in qaabkii maanta rajada loogu yeeli lahaa dhalinyarada Somaliland ee bilaa jihada ah uu yahay baaqshacab.
Abdirisaq Ibrahim

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker