“ Maanta ninka shuruud ku xidhaya nabad Sool ee Laascaanood jooga ama..” Madaxweynaha Somaliland

Madaxweynaha Somaliland ayaa ka hadley madax dhaqameed uu sheegay inay Shuruud ku xidheen xalinta arinta Sool .

“ Maanta ninka shuruud ku xidhaya nabad Sool ee Laascaanood jooga ama ” meel kale jooga ma aha nin Somaliland lexo jeclo ka leh .

Raga xalay hakiyey ee shiraayey laguma xidhi karo nabadeenta Sool shuruud

Somaliland mudnaanteedu waa nabadeenta ninkii diidaana ( falaysa Mina ) nagama mid aha …” Ayuu yidhi madaxweyne Muuse Biixi .

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker