“Waddani wuxuu u arkaa go’aankaas mid xaaran ah oo aanu aqbalayn .” Musharax Madaxweyne Cirro.

Murashaxa xisbiga wadani ee Somaliland, Cabdiraxmaan Ciro ayaa sheegay inaanay xisbigiisu u arki doonin dawlada mid sharciyad ku fadhida Inta ka dambaysa 13 November.

Waxaanu cambaareeyay go’aankii ay shalay golaha guurtidu ay muddada labada sanadood ah ugu kordhiyeen madaxwayne Muuse Biixi, iyaga oo guurtidu muddo xileedka golahoodana ku kordhiyay shan sanadood.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker