Madaxweynaha Turkiga Oo Maanta Quraan Ka Akhriyey Masaajidka Hagia Sophia

Waxaaa maanta quraan ka akhriyey Masaajidka Hagia Sophia Madaxweynaha Turkiga, Racep Tayyip Erdogan   markii masaajidka loo bedelay dibna loogu tukaday 86 sanao  markii ugu horreysay lagu tukanayo salaad jamaaca ah.

Masaajidka Hagia Sophia waxa dhistay imbiraadooriyadii Baysantayn 1500 oo sano ka hor waagaas oo magaalada Istanbul ee uu dhismahani ku yaal la odhan jiray Constantinople.

Waxa uu dhismuhu ahaa mudo dheer kaniisad weyn, hase yeeshee waxa ay imbiraadooriyadii Cismaaniyiintu gacanta ku dhigtay magaaladii Constantinople ee uu ku yaallay cah-digii uu Maxamed Al-Faatix markii taariikhdu ahayd 29 May 1453.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker