Ciidamada Booliska Toronto oo lagu eedeeyey inay si gaara u beegsadeen dadka madow

Warbixin ay dhowaan soo saareen booliska magaalada Toronto ee dalka Canada oo lagu ururiyey dhacdooyinkii ay ka hawlgaleen ciidamada boolisku shantii sano ee ugu dambaysay, ayaa muujisay sida ciidamada boolisku ay awood xad-dhaaf ah ugu isticmaaleen dadka madow, marka loo barbardhigo dadka caddaanka ah ee ku nool magaalada Toronto.

Waxaa haatan socda dedaallo wax la isaga weydiinayo in lagula xisaabtamo saraakiisha ku lug yeeshay dhibaataynta dadka madow, hase ahaatee saraakiisha booliska ayaa sheegay markii shaacinayeen xogtan inaan lagu ciqaabi doonin saraakiisha isla xogtii ay soo gudbiyeen.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker