London uk hambalyo hambalyo ku socota eng ilyaas maxd jama

War deg deg ah xoghayahii wacyigalinta iyo abaabulka ee xisbiga wadani ee dalka uk London ayaa ka bilaabay olole uu ku shaacinaayo musharaxnimadiisa dalka uk iyadoo si wayn loogu soo dhaweeyey south London iyadoo ay halkaa isku soo bax balaadhan ay ka muujiyeen oo lagu taageerayo musharaxnimada eng ilyaas maxd jama oo ku dhawaaqay si kalsooni leh inuu u taaganyahay doorashada aqalka wakiilada jsl oo loogu talo galay inay ka qabsoonto sept 2019 musharax ilyaas maxd jama oo uu ka socdo u diyaar garaw balaadhan oo uu ku iman doono caasimada hargeisa jsl

Iyadoo si balaadhan looga taageeray ku dhawaaqida musharaxnimada eng ilyaas maxd jama kiniyaate
Shacbiga degan koonfurta caasimada hargeisa sida dhaliyarada aqoonyahanka waxgaradka cuqaasha haween waynaha odayaasha waxay dhamaan soo dhaweeyen baaqa musharaxa xoghayaha wacyigalinta iyo abaabulka eedalka uk london musharax eng ilyaas maxd jama mooge kiniyaate

Hampalyo hampalyo ku socota musharax eng ilyaas maxd jama moge waa sidan Dalka iyo dadku waxay u baahan yahiin halyay daacad ah oo u tudhaya maatida kuna DHAQAYA SHARCIGA IYO DASTUURKA DALKA U DAJISAN

Musharax ENG ILYAAS MAXD JAMA MOOGE KINIYAATE waa musharax sida runtii shamaca ka dhex muuqda ifaya musharaxiinta xildhibaanada kasoo jeeda konfurta hargeisa waa musharax ku sifoobi kara wax qabad dhab ah iyo daacadnimo ku salaysan aqoon iyo waayo aragnimo dalka iyo dibadiisa musharaxan oo runtii musharaxiinta xisbiga WADANI
ugu jira doorashada aqalka wakiilada jsl ee lagu wado in ay ka qabsoonto dalka jsl bisha sept sida xukumada dalka jsl ka talisaa uu yahay qorshaheeda doorasho
Ayaa Shir balaadhan oo ay iskugu yimaadeen hotel ramad hargeisa qaybaha bulshada sida dhalinyarada waxgaradka haweenka uu kasoo jeedo xildhibaan ENG ILYAAS MAXD JAMA MOOGE ku muujiyey dareenkooda taageero ee musharaxaas oo u qalma inuu matalo inuu u tartamo tartanka doorashada barlamaanka dalka marka loo eego heerka aqooneed waxbarasho ee uu sito musharax ILYAAS oo ka mida ardaydiidi ku soo barbaartay caasimada hargeisa waxna kusoo bartay

Madashan oo ay ka soo qayb galeen cuqaal dhalinyaro waxgarad haween xubno masuuliyiin ahwaxa la isku afghartay in xildhibaan ENG ILYAAS MAXD JAMA MOOGEuu u taagan yahay musharaxa aqlka baarlamanka u qayb gali doona doorashada inagu soo socota iyadoo baarlamaanka hada kuraasta ku fadhiya mudo dhaaf ku dhaw 13sano xukumada madaxwayne muse bixi cabdi ay ka goantahay in dalka ay ka qabsoomaan doorashadii aqalka wakiilada iyo golaha deegaanka

Alahayow nin daacad ah Wa bilaahi tawfiiq

WQ: Dr Buux Ibraahin Aadan
Fayo-dhawre madax bannaan
buux2010@gmail.com Tell; 063-4130821

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker