Muqdisho : Askari 2$ Ku Dilay Qof Shacab ah

Alle Haw naxariistee Waxaa magaaladda muqdisho lagu dilay Darawal ka tirsan gaadiidleyda xamuulka ka soo qaada dekeda muqdisho.
Sida ay baahisay Radio Daljir Askari ka tirsan ciidanka Soomaaliya ayaa Darawalkan ku dilay lacag $ 2 ah,
Gacan ku dhiiglaha dilka geystay ayaa goobta ka baxsaday waxaana ku raad jooga ciidanka Amniga ee muqdisho.
Magaaladda Muqdisho ayaa waxa kusoo badanaya dadka lagu dilayo maalkooda

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker